|
|
 |
 |
 |
| Kulan lagu dhex dhaxaadinaayo Isbaheysiya dib u xurenta oo Yemen ka furmaya |
SANCA - Kulan lagu dhamaynayo khilaafka baahsan ee kala qeybiyey xubnaha Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia, ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda ka furmo Magaalada Sanca ee dalka Yemen. |
Jaahos on July 06 2008 06:07:05 ·
Read More ·
0 Comments ·
2 Reads ·
|
|
| C/raxmaan Buruki oo sheegay in Itoobiya aysan doonayn meel nabdoon oo Soomaaliya ka mid ah |
| C/raxmaan Cilmi Buriki oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeedda gobalka Hiiraan, horena uga mid aha maamulkii dowladda Soomaaliya u magacowday magaalada Baladweyne ayaa si kulul u cambaareeyay ciidamada Itoobiya oo uu sheegay in ay yihiin gumeysi dadka barakacin ku wada. |
Jaahos on July 06 2008 05:57:51
Read More ·
0 Comments ·
2 Reads ·
|
| Iska hor Imaad Xooggan Oo Ka Dhacay Saakay Degmada Cadaado, |
Inta la ogyahey Afar qof ayaa ku dhimatay inta la ogyahay Todoba kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal xooggan uu saakay ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, inkastoo ay xaaladu tahay xilligan mid xasiloon.
|
Jaahos on July 06 2008 05:17:47
Read More ·
0 Comments ·
2 Reads ·
|
| Dad u Dhashay Jarmalka Oo Xeebaha Somalia Lagu Haysto Oo Loo Ogolaaday Inay Eheladooda La Xiriiraan. |
Waxaa markii ugu horeysay xiriir dhanka Isgaarsiinta ah yeeshay La haystayaal u dhashay dalka Jarmalka oo ku afduuban xeebaha Somalia iyo eheladooda, iyadoo dhinaca kalana ay maanta ku egtahay mudadii loo qabtay siideyntooda.
|
Jaahos on July 06 2008 05:13:24
Read More ·
0 Comments ·
3 Reads ·
|
| Ciidamo Ethiopian fariisimo ka sameeysteen goob ay shalay ku dagaalameen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ee gobolka Sh/hoose. |
Wararka ka imanaya Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Ciidadama Ethiopia ay fariisamo ka sameysteen goob ay shalay ku dagaalameen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ee gobolka Sh/hoose,
|
Jaahos on July 06 2008 05:08:04
Read More ·
0 Comments ·
0 Reads ·
|
| Xubnihii u matalayey wada hadalka Isbaheysiga Asmara oo gaarey Dalka Yeman, |
| waxaa Magaalada Sanca ee Dalka Yeman gaarey qaar ka mid Xubnaha Isbaheysiga Dib uxureynta Soomaaliya kuwaasoo fadhigoodi ahaa Magaalada Casmara ee Dalka Ererteria, |
Jaahos on July 05 2008 11:21:19
Read More ·
0 Comments ·
1 Reads ·
|
|
 |
| Gudoomiye K/xigeenkii Yaaqshid Oo Miino Lala Helay Gaarigiisa Ku Geeriyooday. |
Gudoomiye K/xigeenkii Degmada Yaaqshiid Xasan Cilmi Abti-doon *Xasan Cadde*, ayaa ku nafwaayey Qarax xooggan oo goor dhaweyd ka dhacay agagaarka Isgoska Towfiiq ee Magaalada Muqdisho.
|
Jaahos on July 05 2008 07:09:36
Read More ·
0 Comments ·
2 Reads ·
|
| Burcad Badeed heystey Markab laga leeyahey Dalka Jarmalka oo ku hanjabtey iney dilayaan Dadkii saarnaa hadii aan Madax furasho la siin, |
Telefishinka Qaranka ee wadanka Germany ayaa tabiyey hadal sheegaya in Kooxaha Burcad-badeeda ee afduubka ku haysta Markab laga leeyahay dalkaasi ay ku hanjaben inay toogasho ku dili doonaan Muwaadiniinta saaran Markabkaasi haddii loo yeelin dalabkooda.
|
Jaahos on July 05 2008 06:17:31
Read More ·
0 Comments ·
1 Reads ·
|
| Ciidamada Ethopianka iyo Xoogaga Maxaakiimta Islaamka oo mar kale isku fara saarey Gobolka Hiiraan, |
Wararka ka imaanaya xadka isku xira Gobalka Hiiraan iyo Dhulka Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo la isku adeegsaday hub nuucyo kala duwan ah.
|
Jaahos on July 05 2008 06:13:21
Read More ·
0 Comments ·
3 Reads ·
|
| Dad Weynaha ku dhaqan Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan oo loogu baaqey iney faarujiyaan iyo Culumaa,u diinka oo ka biyo diidan, |
Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ee gacanta ku haya Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan, ayaa ugu baaqay shacabka magaaladaasi ku dhaqan in ay isaga baxaan.
|
Jaahos on July 05 2008 05:58:30
Read More ·
0 Comments ·
2 Reads ·
|
| Ciidamada DKGS oo ku dhaawacmey Bam Xalay Lagu Weeraray Saldhiga Degmada Baydhabo. |
Kooxo Hubeysan ayaa xalay bam gacmeed ku weeraray Saldhiga Degmada Baydhabo kaasi oo ka dhashay khasaare dhaawac ah oo soo gaaray ciidamo ilaalo ka ahaa saldhigaasi.
|
Jaahos on July 05 2008 05:53:40
Read More ·
0 Comments ·
1 Reads ·
|
|
|
|  |
 |
 |
|
|
 |
 |
 |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|  |
 |
 |
|

|